Hadda
Naga · Ilaha · Xiriir
la cusboonaysiiyay 11 daqiiqo ka hor · haddanews.com

Hadda socda

warbaahin badan ayaa tebisay
Somalia detains two soldiers over U.S. flag desecration video

Somalia detains two soldiers over U.S. flag desecration video

SM
SG
2 ilo · 1 saac ka horDhammaan wararka →
Tartanka Koobka Adduunka oo afar waddan isugu soo hartay

Tartanka Koobka Adduunka oo afar waddan isugu soo hartay

PP
BS
2 ilo · 4 saac ka horDhammaan wararka →

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha

G
SM
2 ilo · 6 saac ka horDhammaan wararka →

Wararkii ugu dambeeyay — Ciyaaraha

Maxay 8 ka mid ah 10-ka waddan ee ugu dadka badan adduunka u ciyaari waayeen Koobka Adduunka?
BS
BBC Somali
· 4 saac ka horCiyaaraha

Maxay 8 ka mid ah 10-ka waddan ee ugu dadka badan adduunka u ciyaari waayeen Koobka Adduunka?

Taageerayaasha kubbadda cagta ee waddamo badan, sharafta ah in ay arkaan xulkooda oo si guul leh uga qaybgalaya Koobka Adduunka waxay u muuqataa mid weli aad u fog.
Ka akhri BBC Somali ↗
Hero’s Welcome for Somali FIFA Referee Omar Cartan in Jigjiga Ahead of Regional Cup Final
WN
Wardheer News
· 20 saac ka horCiyaaraha

Hero’s Welcome for Somali FIFA Referee Omar Cartan in Jigjiga Ahead of Regional Cup Final

Jigjiga (WDN) — Internationally acclaimed Somali football referee Omar Abdulkadir Cartan received a rousing welcome on Friday after arriving in Jigjiga, the capital of Ethiopia’s Somali Regional State, ahead of the highly anticipated Regional Cup final. Hundreds of football su…
Ka akhri Wardheer News ↗
Masar oo ka carootay "caddaalad-darro", kuna eedaysay in Messi loo eexday kadib markii ay ka hartay Koobka Adduunka
BS
BBC Somali
· 4 maalmood ka horCiyaaraha

Masar oo ka carootay "caddaalad-darro", kuna eedaysay in Messi loo eexday kadib markii ay ka hartay Koobka Adduunka

Kooxda Faraaciiniyiinta ayaa 2-0 ku hoggaaminaysay Argentina oo ah xulka difaacanaya Koobka Adduunka, ciyaar ka dhacaysay Garoonka Atlanta, waxay u muuqatay in ay u soo bixi doonto wareegga siddeedda markii ugu horraysay taariikhdeeda.
Ka akhri BBC Somali ↗
Mpappe oo afka furtay kadib aflagaaddo kaga timid xildhibaanad u dhalatay Paraguay
BS
BBC Somali
· 4 maalmood ka horCiyaaraha

Mpappe oo afka furtay kadib aflagaaddo kaga timid xildhibaanad u dhalatay Paraguay

Loollanka loogu jiro Kabta Dahabka ah ee Gooldhaliyaha Koobka Adduunka FIFA 2026 waxaa hadda isku haysta saddex ciyaaryahan, kuwaas oo mid kasta uu dhaliyey 7 gool.
Ka akhri BBC Somali ↗
G
Goobjoog
· 4 maalmood ka horCiyaaraha

Muran iyo Hadal-hayn ka Dhashay Kaarkii Cas ee Folarin Balogun iyo Saamaynta uu ku Yeelan Karo Xulka Mareykanka

Dunida kubadda cagta ayaa si weyn u hadal-haysa kaarkii cas ee tooska ahaa ee loo taagay xiddiga xulka qaranka Mareykanka ee Folarin Balogun, intii ay socotay ciyaartii wareegga 32-ka ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
Sagootintii qiirada leheed ee Ronaldo; wuxuu ka fariinsan doonaa ciyaaraha isaga oo aan koob adduun qaadin
BS
BBC Somali
· 4 maalmood ka horCiyaaraha

Sagootintii qiirada leheed ee Ronaldo; wuxuu ka fariinsan doonaa ciyaaraha isaga oo aan koob adduun qaadin

41 jirkan, oo shan jeer ku guuleystay Ballon d'Or, shan jeer ku guuleystay Champions League iyo horyaalnimada Euro 2016, ayaa dhaliyay rikoorka adduunka ee 976 gool kooxaha iyo dalkaba.
Ka akhri BBC Somali ↗
27 Duulimaad, 24 Ciyaarood: Saamaynta Kaarboonka ee Safarka Madaxweynaha FIFA ee Koobka Adduunka
BS
BBC Somali
· 5 maalmood ka horCiyaaraha

27 Duulimaad, 24 Ciyaarood: Saamaynta Kaarboonka ee Safarka Madaxweynaha FIFA ee Koobka Adduunka

BBC Verify iyo BBC Sport ayaa dabagal ku sameeyey diyaarad gaar loo leeyahay oo lala xiriiriyo in ay adeegsadaan FIFA iyo Gianni Infantino.
Ka akhri BBC Somali ↗
Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
VS
VOA Somali
· 486 maalmood ka horCiyaaraha

Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League

Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee laga diiwaan-geliyay ama ku jiray cayaarahii dhacay waxaa noo diyaa…
Ka akhri VOA Somali ↗
Qaybaha