Iiraan oo u jawaabtay Mareykanka hal su’aal na weydiisay
Ku xiigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran, Kazem Gharibabadi, ayaa ka jawaabay sheegashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ahayd in si buuxda loo “nadiifiyey miinooyinka” ku jira…
Caruur ku geeriyooday dab ka kacay isbitaal ku yaala Pakistan
Dab ayaa ka kacay qaybta cusub ee dhallaanka ee Pakistan Institute of Medical Sciences (PIMS) ee magaalada Islamabad ee dalka Pakistan. Afar iyo toban dhallaan ah ayaa ku dhintay dabka ka kacay…
Two Irish nationals missing after Nepal floods kill 95 people
Rescue teams on both sides of the Himalayas are racing against time after a sudden wall of water and mud tore through the Nepal–Tibet border region, leaving at least 95 people dead and hundreds…
In Egypt, a Christian man has given away a free Umrah trip he won in an online Quran competition. He handed the prize to his Muslim neighbour of more than twenty years.
20 Senator oo aan fasax rasmi ah haysan oo ka maqnaa kulankii Aqalka Sare
MUQDISHO — Xafiiska Hab-dhowrka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska 20 Senator oo ka maqnaa kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Aqalka Sare, kuwaas oo, sida…
Soomaaliya oo Dib-u-eegis ku Samaynaysa Heerarka Tayada Jaamacadaha Dalka
Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo soconaya laba maalmood, kaas oo ay la yeelanayaan madaxda jaamacadaha dalka, laguna lafo-gurayo siyaasadda,…
WHO iyo Midowga Afrika oo ku baaqay isku-filnaansho caafimaad oo Afrika yeelato
Hoggaamiyeyaasha Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo Midowga Afrika (AU) ayaa ku baaqay in dalalka Afrika ay xoojiyaan isku-filnaanshahooda dhinaca caafimaadka, si qaaraddu uga gudubto…
UN Condemns Israel’s “Outrageous” Threat Over Gazan Children’s Kites
A warning from Israel that it could remove civilians from parts of Gaza where kites are launched has drawn a sharp rebuke from the United Nations, which called the language from Israeli leaders…
Israa'iil ma leedahay awood ay dagaal kaga adkaan karto Turkiga?
Maraykanku wuxuu u muuqdaa inuu ka fogaanayo inuu galo dagaal dheer oo uu la yeesho Iiraan, balse gudaha Israa’iil waxaa laga sheegayaa in inkastoo Iiraan ay daciiftay, haddana Turkigu uu booskeeda buuxin karo.
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s electoral commission said Wednesday it has accepted a Supreme Court ruling ordering a rerun of the Galmudug municipal and regional parliamentary elections held…
IMO oo Dalbatay in La Sii Daayo In ka Badan 90 Badmaax oo Burcad-badeed Soomaali ah Haystaan
Muqdisho – Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday tallaabo degdeg ah oo lagu soo afjarayo afduubka badmaaxiinta ay haystaan kooxaha burcad-badeedda Soomaalida, iyadoo sheegtay in in ka…
UK backs Somalia’s path to security and political progress as Minister visits Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – UK’s Minister for Development and Africa Kirsty McNeill MP makes her first visit to Somalia, reaffirming the UK as a committed partner to Somalia. Minister discusses Somalia’s…
SpaceX Eyes $100B Louisiana Rocket Manufacturing and Launch Complex Plan
SpaceX is moving to reshape America’s launch landscape, unveiling a sweeping proposal for what it calls its largest rocket complex yet—this time in the wetlands of southern Louisiana. The company…
AUSSOM Nigerian Police Commander renews pledge to support peace and security in Somalia
Mogadishu – At the Al-Jazeera II Forward Operating Base (FOB) in Mogadishu, the air carries a heavy stillness – a hard-won quiet maintained by 159 personnel of the Nigerian Formed Police Unit (NFPU)…
Somaliland Education Minister Vows Action After Students Charged to Access Exam Results
Hargeisa (WDN) – Somaliland’s Minister of Education and Science, Prof. Ismaaciil Ducaale Yuusuf, has expressed disappointment over students being charged to access the results of this year’s national…
UN Winds Down Prison Support in Somalia Amid Deepening Financial Crisis
Mogadishu (WDN) — The United Nations has reportedly ended its longstanding support to Somalia’s prisons, citing a severe funding shortfall that has left the organization struggling to sustain its…
Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax
Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday xaafadda Buulo Eelay ee degmada Waaberi, iyadoo howlaha burburinta ay saaka ka sii socdeen xaafadda. Ciidamo tiro badan ayaa lagu daadiyay…